Askar ku dhimatay Rasaas xalay loo ridayay Dabaal dega xuska 26-ka Juun

Wararka ka imaanaya magaalada Jowhar ee caasimada maamulka Hirshabelle ayaa sheegaya in xalay labo askari oo ka kala tirsanaa ciidamada milatariga iyo kuwa Haramcad ku geeriyoodeen rasaas dabaal deg ahaan loo ridayay. Askartan geeriyootay ayaa ku sugnaa xarun ay ka socotay munaasabada xuska  sanadguurada 61aad ee ka soo wareegatay xornimadii gobolada waqooyi ee dalka Soomaaliya, … Continue reading Askar ku dhimatay Rasaas xalay loo ridayay Dabaal dega xuska 26-ka Juun